CRYPTOCURRENCY KU BARO AF-SOOMAALI

Categories: Cryptocurrency Somali
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

What Will You Learn?

  • koorso dhamaystiran oo aad ku baranayso Crypto currency waxa ay tahay, sida ay u shaqayso, qaybaheeda, sida loo maalgashado iyo sida la isaga ilaaliyo tuugada dadka ka dhacda Crypto coinskooda. waa koorso cusub oo hadda la duubay lana socota updatekii u dambeeyey ee suuqa, waxaana loogu talogalay in looga faaidaysto bull marketka hadda bilowday ee soconaya sanad iyo barka soo socda haddii Alle idmo.

Course Content

Soo dhaweyn iyo mahadcelin iyo dhiirigelin

  • Ku soo dhawow barashada cryptocurrency, suuq saamayn leh!
    02:03

Introduction of cryptocurrency

Coin vs Token

10 Coin ama Token muhiim ah

Applications aad u baahan tahay (Apps you need to have)

Browserka aad u baahan tahay

Coin Price Trackers

EXCHANGES (meelaha coins ka la iskugu bedelo)

WALLETS (Boorsada lagu shubto Cryptoda)

Portfolio Tracker

News sources (ilaha macluumaadka crypto-da)

Categories of Crypto (Noocyada crypto-da)

Crypto terminology (Erey bixinta Cryptocurrency)

Ways to earn crypto (Siyaabaha lagu heli karo Crypto)

Calculations (XIsaabaad)

Transaction Scans

How to analyze a coin/token

Market Cycles (Meertada suuqa)

ICO vs IEO

Ka Taxadarida Tuugada

ETF (Exchange-traded fund)

Crypto Trading

How to create a token

Portfolio management and Being up to date