CIYAARTA MASKAXEED EE GANACSIGA PDF

HORDHAC

Buuggan The Mental Game of Trading wuxuu ka hadlayaa cilmiga maskaxda ee ganacsiga (trading psychology), gaar ahaan sida maskaxdaadu u saameyso go’aannada aad ka qaadanayso suuqyada (Forex, Stocks, Crypto iwm).
Buuggan wuxuu ku barayaa in guusha trading-ku aysan ku xirnayn charts iyo indicators oo keliya, balse ay si weyn ugu xiran tahay sida aad u maareyso maskaxdaada iyo dareenkaaga.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 87 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart