CARRADA AYAAN DHUNKANNAY (FREE)

HORDHAC

We Kissed The Ground (Carrada ayaan dhunkannay) waa sheeko ku saabsan dhibaatada tahriibka.

Sheekadani waa waraysigii ugu horreeyay ee ku saabsan waayo aragnimadii wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland oo taahriibay. Maxamed Xuseen Geeldoon, waa wiil da' yar oo soo maray tahriib halis ah oo uu dhulka saxaraha kaga gudbay oo gaadhay Libya. Doon ayaa la qalibmi gaartay, wuu silcay oo wuu rafaaday, ka dibna wuxuu go'aansaday inuu dalkiisii dib ugu noqdo oo wuxuu ku laabtay magaalada Hargeysa oo uu haatan ku suganyahay. Waxa isaga iyo Alle ha u naxariistee Siciid Maxamed Daahir oo ka tirsanaa machadka cilmi baadhista ee Rift Valley Institute, ay iska kaashadeen inay wax ka qoraan duruuftii uu ka mutay tahriibka. Waxay soo saareen buug uu maal galiyay machadka Rift Valey kaas oo ku soo baxay Af-Soomaali iyo Af-Ingiriisi.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 73 Page
Size: 3 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *