Noloshu waa mid gaaban waqtiguna waa mid
kooban.
Hadii aynaan waqtigena wax macno leh ku
qaadanin waxan dareemidoona shalay iyo is
ciilkaabin. Waqtigeena inaanu maalgashano wexey nagu
hogaamin doontaa hormar iyo harusocod.
Waqtigada maalgasho oo la imaw waxqabad
wanaagsan, waxaad guran doontaa miro aad
jecleysan doonto Sida nolol qurux
badan, lacag iyo saxiibo ku jecel intaba.
Daraasad la sameeyeyay aa lagu heley sirta
guusha ama maalgashiga ugu wanaagsan ee
lasameeya ineey tahay, inaad is barto
caadooyin wan-wanaagsan si ay uga mid
noqoto caadooyinkaga caadiga ah,
tusaale
maalinkasta ayaad waxcabtaa, cunteysaa,
hurudaa iyo i.w.m laakiin hadii aad caado ka
dhigato wax aqris inaad maalin kasta wax aqriso ama aad waxqorto, maxa dhici lahaa
sanad kasta inaad qorto ama aqriyi leheed
buugaag badan oo millions kor udhaafaya
taas oo hormar kugu hogaamin lehed.
Qofwalbo oo inaga mida wuxu heystaa 24-
saacadood, sideed umaalgashataa waqtigada? oo
miyey kuu kala qeybsanyihin ilbiriqsi kasta mise
waad dayacdaa oo bilaash ayuu kaga luma
waqtigada.
cilmi ardayg ah
Waxaan idiinku hambalyaynayaa dadaalka aad bulshada uhaysaan