BARASHADA SHEYBAARKA PDF

HORDHACA BUUGA

Buuggaan BARASHADA SHEEYBAARKA waa buug ku qoran afka Af-Soomaaliga, waxaana nagu dhaliyey in laqoro si loo helo cilmiga sheeybaarka oo ku qoran afka soomaaliga si uu u noqdo buug soomaaliyeed. Waxaa kale oo loogu talagalay buugga cilmiga sheeybaarka in eey wax ka kororsadaan dadka daneeya cilmiga sheeybaarka oo eey ku adagtahay afafka kale ee qalaad ee uu cilmigaan inta badan ku qoranyahay. Sidoo kale waxa aan ugu talagalnay dadweeynaha kale si eey u aqristaan buuggaan ugana baaqsadaan suaalaha ah maxaa la iga baarayaa ama la iga helay, xilliyada eey ku suganyihiin goobaha caafimaadka. Waxa aan rajeeyneeynaa in uu noqdo buuggaan mid loo aayo wax badanna laga kororsado.

WAA MAXAY SHEYBAAR CAAFIMAAD? (What Is the Medical Laboratory?)

A medical laboratory ama sheeybaar caafimaad waa meel la qalabeeyay looguna talagalay in lagu qaado saamiyada laguna baaro si loo helo xog kusaabsan bukaanka loona daaweeyo cudurka haaya.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 141 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *