BARASHADA CILMIGA ULTRASOUND PDF

Nuucyada Ultrasound Ka iyo Meelaha Lasaaro.

1. Abdominal Ultrasound: waa ultrasoundka la saaro uur ku jirta sida Beerka (liver), xameetida (Gallbladder), Beerka yarada (spleen), Kaliyaha (Kidneys).
2. Pelvic Ultrasound: waa ultrasoundka lasaaro miskaha/sinaha sida minka (uterus), ugxaansidaha (ovaries), qanjirka borostatada (prostate gland).
3. Transvaginal Ultrasound: waa gudbiye ku xiran qalabka ultrasoundka waxana la galiyaa makaanka is loo xaqiijiyo waxyaabaha sababa miska xanuunka.
4. Obstetric Ultrasound: waa ultrasoundka la saro hooyada uurka leh si loo ogado xalada uurjiifka.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 143 Page

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *