ANTIKIRIISTOOS PDF

ANTIKIRIISTOOS DAJAAL KORAYAA QARSOON (SHEEKO)

Buuggan waa buug cajiib ah Bilowga hore wuxuu kugu beerayaa Cabsi wuu ku argagax galin ha akhrin, gub, waa laygu dabo jiraa, ma hubo inaan dhammaynayo markasaad hareerahaaga fiirinaysaa, walibana markaad habeenkii ama saqda dhexe akhrinayso, kkkk. laakiin markad sii dhex gasho wuxuu kugu dhalinayaa xamaasad gooni ah sababtu waxaa weeye dhacdooyinka Buuggu ka sheekaynayo khiyaal ayaa ku jira laakiin dhacdooyin dhab ah ayey ku dhisanyihiin sida filimaanta oo kale wax badan oo Buugga ku jira ma ahan run laakin Buuggan qoraagu xaqiiqooyin rasmi ah ayuu dul dhigay. Buuggu waxa uu si qoto dheer ulafa gurayaa sida maansuuniyiintu ku bilaabmeen, marxaladaha ay soo mareen iyo sida ay aduunka ka rabaan. waa buug cabsi iyo qaadan waa isugu jira, si farshaxamaysan ayuu uqoranyahay.
Waa buug mudan in la akhriyo, aana ku tali lahaa in la akhriyo walibana si dhugmo leh Mahadsanidin.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 307 Page
Nooca: PDF

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *