AMIINA AL MUFTI (FREE) HORDHACA BUUGA Marmar ayaa uu sirdoonka Israa'iil ku guulaystaa in uu helo basaasiin Carbeed oo uga dhex shaqeeya dalalka iyo dadyowga Carabta ah, gaar ahaan Falastiiniyiinta oo ay xog joogto ah uga bahanyihiin iyo dalalka ku xeeran ee Masar, Suuriya iyo Urdun. Buuggani waxa uu ka warramayaa Amiina Almufti, oo ahayd gabadh Carbeed oo kaalmaha hore kaga jirta liiska dadkaas Carbeed ee laga dhigay basaasiinta Yuhuudda u adeega. Buugga oo dhameystiran:Waa: 327 PageSize: 33.67 MB SOO DEGSO
Haawa cabdirhamn muuse December 30, 2024 at 7:40 pm Thnz wllo inbadn ayan radinye waxn kugu mahdnoqo ma aqaNo❤️ Reply
جزاك الله خير
wllo wad thanks
Abaalkagu jano alle haka dhigo wl
Thnz wllo inbadn ayan radinye waxn kugu mahdnoqo ma aqaNo❤️
Shugran wllo cilmigaaga Allah Haku barakeeyp
M.a zxp thnks