ABII SHUJAAC PDF

HORDHAC

Kitaabkan Abii Shujaac waa mid ka mid ah Kitaabyada ugu caansan ee fiqiga madhabka Shaaficiga, oo si kooban u soo bandhigaya cilmiga fiqiga laga bilaabo nadaafadda, salaadda, zakada, soonka, xajka, ganacsiga, guurka, ilaa xeerarka ciqaabta sidoo kale, Kitaabkan waxaa lagu yaqaan fudaydkiisa, koobanidiisa iyo sida uu albaab u yahay kutubta fiqiga ee waaweyn, wuxuu tusaale u yahay sida culimada Islaamka ay u dadaaleen sidii ay cilmiga u habayn lahaayeen, u fududeyn lahaayeen, uguna diyaarin lahaayeen jiilal badan oo doonaya in ay fahmaan shareecada Islaamka, gaar ahaan madhabka Imaam Shaafici.

Kitaabkan oo dhameystiran:
Waa: 108 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart