AARSIS 2 PDF HORDHAC Qaybtan labaad waxay sii xoojinaysaa xiisaha qaybtii hore, Waxay ka hadlaysaa mawduucyo sida: Dagaalka u dhexeeya nafta iyo cabsida, runta iyo khiyaanada, awoodda iyo qiimaha ay leedahay in qofku ku halgamo waxa uu aaminsan yahay. Guud ahaan waa sheeko halgan, khiyaano iyo siro qarsoon ah. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 358 PageLacagta: $3 BUY NOW|HADA IIBSO