DARK PSYCHOLOGY SOMALI PDF

HORDHAC

Buugga Dark Psychology badanaa wuxuu ka hadlaa xeelado nafsiyeed qarsoon oo loo adeegsado saameyn, qancin, iyo mararka qaar marin-habaabin (manipulation) dadka kale.
Mawduucyada uu buugan ka hadli doono waxaa ka mid ah:
1- Manipulation (Marin-habaabin): Sida dadka maskax ahaan loo maamulo, Isticmaalka cabsida, rabitaanka, ama tabar-darrada qofka.
2- Body Language & Reading People: Akhrinta luqadda jirka, Sida loo garto qof been sheegaya ama wax qarinaya.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 200 Pages
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Shopping Cart