Buuggan Dear Me, Afsoomaali ahaanna aan u bixinnay "Naftaydaay Gacalo", waa buug ina baraya sida habboon ee aynu nafteenna ula sheekaysan karno, sida aynu u dhiirrigelin karno, sida aynu ugu tilmaami karno khaladaadkeeda innaga oo aan xaganaynin, iyo sida aynu xasillooni u abuuran lahayn nafteennana heshiis ula noqon lahayn. Inta u dhexaysa bilawga maalinteenna iyo dhammaadkeeda in badan ayaynnu la hadalnaa nafteenna, laakiin sidee ayaynnu ula hadalnaa? Ma ula dhaqannaa nafteenna si debecsanaan iyo wanaag ku jiro sida aynu ula dhaqanno saaxiibadeen, mise waxa aynu ula dhaqannaa si qallafsan oo canaan leh sida ay tahay cadaw daran ama qof danbiile ah oo u sabab ah dhammaan xaaladaha aynu ku sugannahay?! Halkan ayay ka timi fikradda buuggani, si uu "Naftaydaay Gacalo" u noqdo buug u dhexeeya qofka iyo naftiisa, gudahiisana waxa ku duugan farriimo iyo hadallo badan oo uu qofku kula hadi karo naftiisa, islamarkaana uu ugala sheekaysan karo mawduucyo kala duwan,
isaga oo [buuggani] soo gudbinaya habab togan oo ay tahay in nafta loola hadlo si kor loogu qaado niyaddeeda iyo adkaysigeeda, islamarkaana qofku uu ugu baraarugo khaladaadka ay naftiisu ku dhacayso. Haa, "Naftaydaay Gacalo" waa buug akhristaha ku hagaya in uu naftiisa ula hadlo si debecsanaan iyo run ku dhisan, mana aha uun buug tudhaale ah oo nafta sax iyo khaladba la safan, ee sidoo kale waa mid ka caawinaya qofka sidii uu u noolaan lahaa nolol habboon oo macno leh. Waa buug ku xasuusinaya mustaqbalka quruxda badan ee ku sugaya, haddana kugu boorrinaya inaanad ka mashquulin nimcooyinka aad hadda haysato ee hortaada ka muuqda, iyo sida ay tahay inaad maalinkasta ugu noolaato sida ugu quruxda badan.
Wllayaal wad mahad san tihiin horta lkn anu wax kale marbo ina hal wax uga jahil sartan ayan raba marka an is idhahdo aax qor cajis iqabanaya matka maxan sameya
Waan rabaa
Somalia galmmudug cabudwaq
Somalia galmmudug cabudwaq
Naftaydayy gacalo
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo oo ila soo xiriir.
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo.
Wllayaal wad mahad san tihiin horta lkn anu wax kale marbo ina hal wax uga jahil sartan ayan raba marka an is idhahdo aax qor cajis iqabanaya matka maxan sameya
Nafteyda Gacalo
Gacalooy naftayda
Walhy waa book aad ufcn zhp
nafteyda gacalo
Naftaydaay gacalo pdf rabaa
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo ila so xiriir.
Yes
Waxaan rabaa buuga
Naftaydaay gacolo PDF
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo ila so xiriir.
Naftayday gacalo
Naftayday gacalo
Naftaydaay gacalo
Waxaan rabaa buuga
Part 7
Yasir66666
Abdirahmaan
I want to buy this book dear me
Aadbaan uga helay
Sxb buuggaan ayaa rabaa
WhatsAppka kuu muuqdo ku dhufo.
Xagen ka hela bugan
Ok
Thnkz for all of thing
Naftayday gacaliso
Nafteyda gacalo
SASS
WANKA HELAY BUUGAN