AMIINA AL MUFTI (FREE) HORDHACA BUUGA Marmar ayaa uu sirdoonka Israa'iil ku guulaystaa in uu helo basaasiin Carbeed oo uga dhex shaqeeya dalalka iyo dadyowga Carabta ah, gaar ahaan Falastiiniyiinta oo ay xog joogto ah uga bahanyihiin iyo dalalka ku xeeran ee Masar, Suuriya iyo Urdun. Buuggani waxa uu ka warramayaa Amiina Almufti, oo ahayd gabadh Carbeed oo kaalmaha hore kaga jirta liiska dadkaas Carbeed ee laga dhigay basaasiinta Yuhuudda u adeega. Buugga oo dhameystiran:Waa: 327 PageSize: 33.67 MB SOO DEGSO