DIFAACA DIJITAALKA PDF

HORDHAC

Ethical Hacking iyo Cybersecurity labaduba waxay ku saabsan yihiin ilaalinta nidaamyada, websites-ka, apps-ka iyo xogta dadka.
Ethical Hacking waa maxay?
Ethical hacking waa in si sharci iyo oggolaansho leh loo tijaabiyo amniga system-ka, iyadoo la raadinayo meelaha uu hacker xun ka geli karo.
Hacker xun wuxuu jabsadaa isagoo aan fasax haysan; ethical hacker wuxuu tijaabiyaa system-ka isagoo haysta oggolaansho.
Cybersecurity waa maxay?
Cybersecurity waa ilaalinta computer-rada, phones-ka, networks-ka, websites-ka iyo xogta si looga ilaaliyo:
Hackers, Virus iyo malware, Xatooyada passwords-ka, Weerarrada internet-ka, i.w.m.
Tusaale: Shirkad ayaa leh website; cybersecurity specialist-ku wuxuu hubiyaa in website-kaas aan si fudud loo jabsan karin.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 390 Page
Lacagta: $5

Shopping Cart