EBYAN PDF HORDHAC Sheekadan waxay ka waramaysaa gabadh la yiraahdo Ebyan, oo la tacaalaysa xanuun jacayl, murugo nafsadeed, iyo su'aalo ku saabsan nolosha, kalsoonida, iyo qaddarka. Waxay ku bilaabanaysaa iyadoo Ebyan ay ku jirto xaalad murugo iyo qalbi jab, kadib xiriir jacayl oo fashilmay oo ay la lahayd Hanad. Waxay isku dayaysaa inay ka baxsato xanuunkaas, iyadoo nafteeda la baxsanaysa oo u hayaamaysa meel fog, isla markaana la hadlaysa nafteeda, llaahay iyo dabeecadda ku hareeraysan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: 283 PageLacagta: $2 BUY NOW|HADA IIBSO