Buuggan The Mental Game of Trading wuxuu ka hadlayaa cilmiga maskaxda ee ganacsiga (trading psychology), gaar ahaan sida maskaxdaadu u saameyso go’aannada aad ka qaadanayso suuqyada (Forex, Stocks, Crypto iwm). Buuggan wuxuu ku barayaa in guusha trading-ku aysan ku xirnayn charts iyo indicators oo keliya, balse ay si weyn ugu xiran tahay sida aad u maareyso maskaxdaada iyo dareenkaaga.