KASBO NINKAAGA PDF

HORDHAC

Buuggan Kasbo Ninkaaga macluumaadka ku jiraa waa mid gabadha muslimadda ah u noqon Kara meel ay u noqoto oo marka ay muddo joogtaba dib u akhrido si ay nolosheeda dib ugu cusboonnaysiiso. Buuggan Waxa uu kuu soo koobayaa qodobo muhiima oo gabadha ka caawinaya sidii ay nolosha guurkeeda ugu guulaysan lahayd, sidii ay ninkeeda u kasban lahayd. Waxaa kale oo uu buuggu tilmaamayaa arimo badan oo keeni Kara in gabadhu ay ninkeeda ku waydo, sababna u noqon Kara in gurigeedu dumo.

Buugan oo dhameystiran:
Waa: 77 Page
Lacagta: $1.5

Shopping Cart