JIRAALKAY 2 PDF

HORDHAC

Buuggan waxa uu ka kooban yahay 30 mawduuc oo kala duwan oo la xidhiidha ruuxda, caqliga iyo jidhka aadamaha.
Xaggee ka nimi?
Sidee ku nimi halkan?
Maxaynu u soo hayaannay?
Waa maxay macnaha ku duugan in aynnu nahay wakiilladii arlada Ilaahay?

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 307 Page
Lacagta: $2

Shopping Cart