Ka dib markaan aqriyey kitaab uu qoray qoraaga lugu magacaabo caa’id
al-qarni kitaab kaasoo lugu magacaabo حتى تكون اسعد الناس wuxuuna kaga hadlayaa xikmado muhiim ah iyo erayo dhiira galin ah, sidaas darteed
waxaan go’aansaday in inta ugu muhiimsan oo allah ifahamsiyey u
tarjumo afka somaliga si ay ugu faa idaystaan xikmadaha dhiiri galinta
ah dadka muslimiinta ah ee somaliyeed.