30 MAALIN RAMADAAN (FREE)

HORDHAC

Ramadan waa bil barakeysan oo qof walba uu heli karo fursad uu Alle ugu dhawaado. Waa waqti cibaado, is-bedel nafsi ah, iyo dib u eegis noloshaada ah. Si aad uga faa’iidaysato, waxaad u baahan tahay qorshe iyo niyad-sami.
Haddii aad si wanaagsan u qorsheysato, waxaad heli doontaa Ramadan aad ku xasuusan doonto sida bil aad noloshaada ku bedeshay. Bishan waxaa ku jira Habeenka laylatul qadriga waxa uu ka khayr badan yahay kun bilood (yacni in Alle lagu caabudo habeenkaas ayaa ka khayr badan in la caabudo kun bilood oo ah 83 sano iyo 4 bilood) Rasuulkuna SCW isagoo fadliga habeenkaas ka hadlaya ayuu wuxuu yiri: “Qofkii Laylatul-Qadriga kaca (yacni habeenkaa cibaado sameeya) isagoo aaminsan, ajar iyo xasanaadna Ilaahey ka dalbanaya waxaa loo dhaafayaa dambigiisii hore. Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim.Ha iloobin in aad go’aansato sidii aad uga faa’iidaysan lahayd.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 18 Page
Size: 1 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart