BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF

Sidee Cryptocurrency U Shaqeesaa?

Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology, iyadoo aan loo baahnayn hay’ad dhexe sida bangi ama dowlad si loo maamulo ama loo xakameeyo. Cryptocurrencies sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwo kale, waxay isticmaalaan habab casri ah oo loo yaqaan cryptography si loo xaqiijiyo transactions (macaamilo) iyo si loo sugo amniga.

WAA MAXAY CRYPTOCURRENCY?

Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology. Waxaa loo isticmaalaa si loogu sameeyo transactions (sida lacag bixinta ama lacag qaadista) iyadoo la adeegsanayo cryptography (sirta) si loo xaqiijiyo amniga iyo qarsoodiga.
- Cryptocurrency-ga ugu caansan waa Bitcoin (BTC), laakiin waxaa jira kumanaan altcoins kale sida Ethereum (ETH), Ripple (XRP), Litecoin (LTC), iyo kuwa kale.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 98 Page
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart