CIBAADO YAR IYO AJAR BADAN (FREE)

HORDHACA BUUGA

Buugggan waa buug ka kooban 4 cutub oo kala duwan waxaana kaga hadli doonaa dariiqooyin badan oo kheyr ah.
Bal soo xisaabi camalkaagii wanaagsanaa ee maanta ma badanyahay mise waa yaryahay, waxyar fikir oo aqrinta jooji, hadii uu gaarayo 10 waad roontahay, soo xisaab camal kasta oo wanaag ah oo maanta sameysay, Waxay ilatahay inuu yaryahay, hadaba si aad ajar badan ushaqeysato buuggan adiga ayaan kuugu talagay ee kuraaxeyso aqrintiisa, kuna dedaal in aad jadwal Maalinle ah aad kadhigato kheryka ku xusan oo haka dhigin mid intaa aqrido aad kasii gudubto ee kadhig mid noloshaada maalin kasta kaqaato qeyb kamida.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 68 Page
Size: 1 MB

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart