HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF

$2.00

Weligaa ha quusan, Guushu waxay u baahan tahay hurdo la’aan badan, dhidid iyo dadaal badan, waxaana lagu gaari karaa oo keliya haddii aadan weligaa ka quusan guul-darrooyinka. In kasta oo ay dabiici tahay in niyad jab la dareemo marka arrimuhu u qabsoomi waayaan sidii loogu talo galay, haddana waxaa muhiim ah in la ogaado in guul-darradu aanay ahayn dhammaadka balse ay tahay cashar adiga ku anfici doona mar haddii aanad quusan. Safarka guusha loo maro had iyo jeer ma fududa caqabadaha iyo dib u dhacana waa lama huraan laakiin dhibaatooyinka waa in aysan kaa dhigin inaad ka quusato hadafyadaada.

141 Pages
1 MB
After Payment you can Download this pdf File.

Shopping Cart