DAWAN PDF

HORDHAC

Buuggani wuxuu xanbaarsan yahay xog iyo aqoon cid kasta oo doonaysa horumar dhanka dhaqaalaha ah. Haddana waxa uu si gaar ah ula hadlayaa, dadka ah "shaqaalaha, mushaharka kooban ku shaqeeya" kuwaas oo ay badanaa is dabooli waayaan mushaharkooga iyo duruufohooga nololeed. Buuggani, waxa uu si dhab ah kuugu hagayaa dhabbaha aad kaga bixi karto, isdaba- wareegga iyo culaysyada kaa haysta mushaharka.

Buugan wuxuu aad noogu dhiiri-gelinaa in mushaharka bilaha ah ee nasoo gala intuu doonaba ha ahaadee in qeyb ka mid ah aan keydsano, sidoo kale mashaariic inoo gaar ah aan ku sameyno, sida inan maalgashano i.w.m.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 203 Page
Lacagta: $3

3 thoughts on “DAWAN PDF”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart