48 LAWS OF POWER SOMALI PDF

48 DA SHARCI EE AWOODA

1. Haka fiicnaan macalinkaga /hogamiyahaaga / qofka kaa sareya ka dhig mid dareema kalsooni, hana soo bandhigin awoodahaaga si uuna kan kaa sareeya u dareemin awood la'aan kadibna uu bilaabin inuu kula xifaaltamo.
2. Saaxibada inbadan haku kalsoonan. Baro sida loo isticmaalo cadawgaaga, saaxibada way ku qiyaami karaan laakin cadawgaga isticmaal.
3. Qari dareemahaaga. badanaa ka dhig dareemahaga kuwa aan la aqoonsan karin oo ay adagtay in la fahmo.
4. Badana hadalkagu yaanu badan. hadalkagu yaanu ka badan intii loo baahnaa. inta badan uu hadalkagu yaryahy waa inta badan aad awood yeelanayso.
5. Dadku waxay kaa aminsanyihiin micno malaha. waxa aad naftada ka aaminsantay ayaa ah waxa macnaha samaynaya kaana dhigaya mid guulaysta.

Buuggan oo dhameystiran:
Waa: 17 Page
Nooca: PDF
Size: 1 MB
Lacagta: $1.5

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *