100 FIKRADO MAALGELIN (FREE)

HORDHACA BUUGA

Dadka soomaaliyeed waxee u badan yihiin dad hal abuur leh oo mar walba la imaado fikrado ganacsi laakinse fikradahooda ganacsi meel kuma qortaan ama baaritaan dheeri ah kuma suubiyaan marwalba.

Xitaa hadii eey baaritaan dheeri ah suubiyaan kuma guuleestaan in eey hirgaliyaan fikradahooda ganacsi. Waayahaan danbe suuqa aad iyo aad ayuu isku badalay oo ganacsatadii ilbax ayee noqdeen,

waxaa suurta gashay in qof walba oo lacag yar xitaa heesta in uu soo dagsan karo (import) alaab walba oo ganacsi uu u baahan yahay maxaa yeelay wadanka waxaa kusoo kordhay shirkado badan oo soo dhoofiyo alaabta. Sidoo kale suuqa waxaa kusoo kordhay shirkado badan oo deeymo baxsho sida kaah islamic microfinance.

Waxyaabaha layaabka leh waxaa kamid ah marwalbo oo fikrad cusub suuqa lala yimaado oo shirkad cusub hirgaliso fikrad cusub dadka badanaa waxee yiraahdaan hadeer kahor ayaa fikradaan ku fakiray ciil badanaa maxaa u hirgalin waayay,

Buugaan wuxuu ku siin doonaa 100 fikrad ganacsi oo aad ku maalgashan karto ka faa'ideysi wacan.

Buugga oo dhameystiran:
Waa: 129 Page
Size: 11 MB

1 thought on “100 FIKRADO MAALGELIN (FREE)”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *