100 DUCO (FREE)

100 DUCO (AF-CARABI)

Kitaabkan wuxuu ku qoran yahay luqada Carabiga Waxaadna ka heleysaan 100 Duco oo Kitaabka Qur'aanka iyo Sunada Nabiga (S.C.W) kusoo Aroortay.
Ducadu waa cibaado, waana laf dhabarta cibaadada, waana astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan, ducada waa lagu baahi baxaa, Allena (Subxaanahu Watacaalaa) wuxu yidhi: "I barya waan idinka aqbali baryada e". Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay, taas oo keentay xanuuno nafsiya sida murugada, warwarka, walbahaarka, dhibta maanta jirta waxaan kaga bixi karnaa oo kaliya waa baryada Alle (Subxaanahu Watacaalaa).

Kitaabkaan oo dhameystiran:
Waa: 56 Page
Size: 385 KB

2 thoughts on “100 DUCO (FREE)”

  1. Very, very impressive this website I liked it only today although it is not my first day many times I have visited it but now I have been commenting on why you can unsubscribe from the product when it breaks so thank you very much from there and make efforts never stop. Make a lot of effort and God will be with you.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *